Xulka
News
Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo xoogan & Gaadiidka dagaalka u dirtay Shabeellaha Hoose.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka sagootisay kumanaan askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo loo dirayo furimaha dagaalka ee...
News
Burcad Somali ah oo afduubatay markab ay saaran yihiin shaqaale Pakistani ah.
Wararka laga helayo ilo warbaahineed oo maxalli ah ayaa sheegaya in burcad-badeed ay 21-kii Abriil afduubteen markab lagu magacaabo “Owner 25”, kaas oo marayay...
News
Midowga Yurub oo dhaqaale ugu yaboohay ciidanka Midowga Africa.
Midowga Yurub ayaa ansixiyay xirmo dhaqaale oo dhan €75 milyan, taas oo loogu talagalay in lagu taageero howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya, si loo xoojiyo...
News
Golaha wasiiradda oo amar culus la duldhigay iyo wararkii ugu dambeeyay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaaday tallaabo siyaasadeed oo culus oo la xiriirta hirgelinta dastuurka cusub ee dalka, taas oo si...
News
Kulamo xasaasi ah oo Muqdisho ka socda iyo wararkii ugu dambeeyay.
Kulan xasaasi ah oo si weyn indhaha loogu hayo ayaa goordhow ka furmay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, halkaas oo...
News
Digniin laga soo saaray amniga hawada Soomaaliya!
Hay’adda European Union Aviation Safety Agency (EASA) ayaa kordhisay digniin ay hore uga bixisay duulimaadyada mara hawada Somalia, iyadoo sheegtay in khataraha amni ay...
News
Jubbaland oo ka hor timid doorasho dowladda Faderaalku ku qabato gobolka Gedo.
Maamulka Jubaland ayaa si cad uga horyimid qorshaha ay Dowladda Faderaalka Soomaaliya ku dooneyso in doorasho uga qabato deegaanno ka tirsan maamulkaas, gaar ahaan...
News
Soomaaliya iyo Maraykanka oo hormarinaya xiriirka ka dhexeeya.
Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa kulan la yeeshay Massad Boulos, oo ah la-taliyaha sare ee Maraykanka u qaabilsan arrimaha Carabta iyo Afrika, iyagoo...

