Analysis & Opinion

Warlordism in Somalia: Gender, Power, and Conflict.

Warlordism in Somalia represents a complex interplay of power, violence, and informal governance structures that have emerged in the absence of a centralized state. The dynamics of gender within...

Talo ku Socota Hoggaamiyaha Galmudug.

Sida aynu hore u soo wada aragnay, qofka ay Villa Soomaaliya taageerto ayaa inta badan hoggaamiya maamullada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug. Sidaas darteed,...

Geed Fadhi Kale ayaa Fahad u dhiman!

Wareysiga Fahad Yaasiin Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka iyo saaxiibadey Geed-Fadhi wuxuu ahaa Wariye ay wareysanayaan Wariyeyaal, sidaa darteed isku Game...

Xogaha Qarsoon ee Khilaafka Muqdisho iyo Nairobi.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad u qeexay mowqifkiisa ku aaddanaa tartankii Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, isaga oo taageero cad ah ku garab...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐃𝐚𝐚𝐫𝐨𝐨𝐝 𝐚𝐡 𝐦𝐢𝐲𝐚𝐚 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐥𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚?

Dagaalkii Shabaabku intii uu socday ee Xasan Sheikh Dhuusamareeb joogay ayaan Nairobi kula kulmay Ra'iisul wasaare hore Xasan Cali Kheyre. Wuxuu igu yiri maxaad igula...

Khatarta biyo la’aanta Khaleejka: Maxaa Dhici Kara Haddii La Weeraro Warshadaha Sifeynta?

Wadamada Golaha Iskaashiga Khaleejka waa kuwa ku yaalla mandiqad oomane ah oo biyuhu aad ugu yar yihiin. 12 ka mid ah 17-ka dal ee...

Fursad u baahan taxadar: Doorashada jidka saxda ah ayaa go’aamin doonta mustaqbalka Soomaaliya.

Waxaan ka mid ahay jiilkii ku soo hana qaaday burburka iyo dowlad la’aanta. Muddo dheer waxaan maqli jiray in Soomaaliya ay leedahay kheyraad dabiici...

Dowladda Maraykanka oo VISA-ha u diiday madax ka tirsan Dowladda Faderaalka.

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in dowladda United States ay laashay fiisooyin ay hore u haysteen tiro ka mid ah mas’uuliyiinta sare ee...

Dagaalka Bariga dhexe oo hurdada u diiday Kim Jong-un.

Hoggaamiyaha Kim Jong-un ayaa si dhow ula socda xaaladda sii murugsan ee Bariga Dhexe, gaar ahaan xiisadda u dhexeysa United States, Israel iyo Iran....

Wasiir Fiqi oo war lama filaan ah ka soo saaray ciidanka Faderaalka ee ku sugan Puntland.

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si cad u faahfaahiyay doorka dowladda Federaalka ee la dagaallanka kooxaha argagixisada ah, gaar ahaan...

Trump oo dalbaday Miisaaniyad deg deg ah ka dib markii lagu xanuunjiyay dagaalka Iran.

Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa si rasmi ah uga codsaday Congress-ka Maraykanka, gaar ahaan Aqalka Hoose, in la kordhiyo miisaaniyadda difaaca dalka ilaa $1.5...