Waxaan ka mid ahay jiilkii ku soo hana qaaday burburka iyo dowlad la’aanta. Muddo dheer waxaan maqli jiray in Soomaaliya ay leedahay kheyraad dabiici...
Xerada barakacayaasha ee Ladan, oo ku taalla degmada Doolow, waxaa ka muuqata xaalad bani’aadantinimo oo aad u adag, halkaas oo oohinta ilmaha ay noqotay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Abbas Araqchi, ayaa sheegay in dalkiisu si taxaddar leh u eegayo qorshe uu Mareykanku soo gudbiyay oo lagu doonayo...