World News
News
Faransiiska oo cunaqabataytii hubka ka qaaday dalka Turkiga.
Faransiiska ayaa markii ugu horreysay muujiyay dabacsanaan ku aaddan suurtagalnimada iibinta nidaamka difaaca hawada ee SAMP/T (Mamba) oo ay si wadajir ah u soo saaraan Faransiiska iyo Talyaaniga, kaddib...
Analysis & Opinion
Talo ku Socota Hoggaamiyaha Galmudug.
Sida aynu hore u soo wada aragnay, qofka ay Villa Soomaaliya taageerto ayaa inta badan hoggaamiya maamullada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug. Sidaas darteed,...
News
Ciidamada amniga oo howlgalo Balaaran ka hawada degmada Cabdicasiis.
Ciidamada ammaanka Soomaaliya iyo hay'adaha sirdoonka ayaa Sabtidii bilaabay howlgal ballaaran oo lagu ururinayo hub sharci-darro ah oo ka socda degmada Cabdicasiis ee Muqdisho,...
News
Xasan Sheekh oo qaabilay hogaanka bulshada rayidka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed, kuwaas oo uu kala hadlay dhammaystirka hannaanka...
News
António Guterres oo dal baday in xal deg deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya.
Qaramada Midoobey ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan wada-hadalladii u dambeeyay ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Analysis & Opinion
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐃𝐚𝐚𝐫𝐨𝐨𝐝 𝐚𝐡 𝐦𝐢𝐲𝐚𝐚 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐥𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚?
Dagaalkii Shabaabku intii uu socday ee Xasan Sheikh Dhuusamareeb joogay ayaan Nairobi kula kulmay Ra'iisul wasaare hore Xasan Cali Kheyre.
Wuxuu igu yiri maxaad igula...
News
Maraykanka oo heshiis Strategy ah la galay Itoobiya.
Itoobiya iyo Dowladda Mareykanka ayaa maanta magaalada Washington, D.C. ku kala saxiixday heshiis cusub oo lagu magacaabo Bilateral Structured Dialogue (BSD) Framework, kaas oo...
News
Wasiirka Batroolka iyo Libert Petroleum oo ka wada hadlay shidaal baarista Soomaaliya
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud ee shirkadda Libert Petroleum, iyagoo ka wada hadlay...
News
Maxay tahay xabadjoojinta Maraykanka dhexdhigay Ruushka iyo Ukraine?
Madaxweynaha Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in la gaaray heshiis xabbad-joojin saddex maalmood ah oo u dhexeeya Russia iyo Ukraine, taas oo dhaqan geli...
News
Ciidanka Koofur Galbeed oo ku hanjabaya dagaal ay ku qaadaan Baydhabo.
Taliska Ciidamada Booliiska Gaarka ah ee Koonfur Galbeed ayaa soo saaray digniin amni oo ku socota shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo iyo deegaannada kale...
News
Dad ku dhintay qarax ka dhacay Shiinaha.
Warbaahinta dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in qarax xooggan uu ka dhacay warshad rashka lagu sameeyo oo ku taalla gobolka Hunan, halkaas oo ay ku...

