Politics
News
Soomaaliya oo diiday waxa loogu yeeray “Safiirka Israel ee Somaliland”.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay go’aankii ay Israa’iil ku magacawday wakiil diblomaasiyadeed oo u qaabilsan Somaliland, iyadoo ku tilmaantay tallaabadaas mid...
News
Israel oo safiirkeedii ugu horeeyay u magacaawday Somaliland.
Israa’iil ayaa Arbacadii magacawday safiirkeedii ugu horreeyay ee u qaabilsan Somaliland, tallaabo sii xoojinaysa khilaafka diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya.
Go’aankan ayaa imanaya...
News
Puntland oo dhaliin u jeedisay DFS iyo xilli ay hadlo kulul hawada isku mariyeen.
Xiisadda siyaasadeed ee u dhaxaysa Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale cirka isku shareertay, iyadoo hadallo kulul iyo eedeymo is-daba joog ah...
News
Xasan Sheekh oo u safraya Turkey iyo ujeedka socdaalkiisa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro dalka Turkiga si uu uga qeyb galo Antalya Diplomacy Forum 2026,...
Breaking News
Cirro oo fariin adag u diray DFS, kuna baaqay wada-xiriir iyo derisnimo
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa jeediyay khudbadiisii sanadlaha ahayd oo uu u gudbiyay Baarlamaanka Somaliland, isagoo ka hadlay arrimo la xiriira xaaladda...
News
Wada hadaladii Iran iyo Maraykanka oo ku dhamaaday natiijo la’aan.
Wadahadallo qoto dheer oo u dhexeeyay Maraykanka iyo Iiraan ayaa ku soo dhammaaday magaalada Islamabad ee Pakistan iyada oo aan wax heshiis ah laga...
News
Soomaaliya oo u dabaal dagaysa 66 sano ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka.
Dowladda Somalia ayaa maanta oo Axad ah u dabaal-dageysa munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo la aas-aasay 12-kii Abriil...
News
Iran oo shaacisay tirada ardayda iyo macalimiinta lagu dilay duulaanka Maraykanka.
Wasaaradda Waxbarashada ee Iran ayaa sheegtay in saameynta dagaallada la xiriira xiisadda ay ku lug leeyihiin United States iyo Israel ay si weyn u...

