Social affairs
News
Israel oo safiirkeedii ugu horeeyay u magacaawday Somaliland.
Israa’iil ayaa Arbacadii magacawday safiirkeedii ugu horreeyay ee u qaabilsan Somaliland, tallaabo sii xoojinaysa khilaafka diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya.
Go’aankan ayaa imanaya...
News
Puntland oo dhaliin u jeedisay DFS iyo xilli ay hadlo kulul hawada isku mariyeen.
Xiisadda siyaasadeed ee u dhaxaysa Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale cirka isku shareertay, iyadoo hadallo kulul iyo eedeymo is-daba joog ah...
News
Xasan Sheekh oo u safraya Turkey iyo ujeedka socdaalkiisa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro dalka Turkiga si uu uga qeyb galo Antalya Diplomacy Forum 2026,...
News
Masuul ka tirsan dowladda Kenya oo fariin deg deg ah u diray madaxda maamulada Soomaaliya.
Guddoomiyaha magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, Axmed Cabdullaahi, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, isagoo farriin adag u diray hoggaamiyeyaasha maamul-goboleedyada...
News
Wada hadaladii Iran iyo Maraykanka oo ku dhamaaday natiijo la’aan.
Wadahadallo qoto dheer oo u dhexeeyay Maraykanka iyo Iiraan ayaa ku soo dhammaaday magaalada Islamabad ee Pakistan iyada oo aan wax heshiis ah laga...
News
Soomaaliya oo u dabaal dagaysa 66 sano ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka.
Dowladda Somalia ayaa maanta oo Axad ah u dabaal-dageysa munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo la aas-aasay 12-kii Abriil...
News
Iran oo shaacisay tirada ardayda iyo macalimiinta lagu dilay duulaanka Maraykanka.
Wasaaradda Waxbarashada ee Iran ayaa sheegtay in saameynta dagaallada la xiriira xiisadda ay ku lug leeyihiin United States iyo Israel ay si weyn u...
News
Sawirro: Ciidanka amniga oo fashiliyay qaraxyo iyo hoobiyaal caasimada la soo gali rabay.
Ciidamada ammaanka ee Mogadishu ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay gudaha iyo daafaha degmada Dayniile, kadib markii ay heleen xog amni oo ay si...

