Politics

Madaxweyne Geelle oo markii 6aad ku guulaystay doorashada Jabuuti.

Madaxweynaha Jabuuti, Ismail Omar Guelleh ayaa Sabtidii ku dhawaaqay in uu guul weyn ka gaaray doorashada madaxtinimada ee dalka Djibouti, taas oo u xaqiijisay...

Xog sirdoon: Shiinaha hub culus ku daabulaya gudaha Iran.

Warbixin ay baahisay CNN ayaa muujinaysa walaac cusub oo ku saabsan isbeddelka awoodda milatari ee gobolka, kadib markii la sheegay in China uu qorsheynayo...

Xasan Sheekh oo meesha ka saaray Cabsi laga qabay soo saarista Shidaalka.

Madaxweynaha Hassan Sheikh Mohamud ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu soo dhoweynayay markabka qodista shidaalka ee Çağrı...

Iran xabadjoojintu waa in ay rasmi noqotaa ama lagu laabtaa dagaalka.

Saraakiil Iiraan ah ayaa si cad u sheegay in jebinta heshiiska xabbad-joojinta ay keeni karto cawaaqib culus, iyadoo weerarada lagu qaado dhulka Lubnaan loo...

Kenya iyo Jubbaland oo iska kaashaday qabashada Shabakad Al Shabaab ah.

Howlgal amni oo ballaaran oo laga fuliyay magaalada Nairobi ayaa daaha ka rogay waxa baarayaashu ku tilmaameen silsilad khatar ah oo ay leedahay kooxda...

Somalia oo isku diyaarinaysa soo dhawaynta markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey.

Markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey ayaa soo gaaray biyaha Soomaaliya, sida ay ku warantay wakaalada wararka Turkey ee Anadolu Agency, iyadoo tani ay...

Trump oo fadeexad iyo guuldaro kala soo laabtay dagaalkii Iran.

Siyaasadda Bariga Dhexe ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo go’aankiisa uu ku qaaday howlgal militari oo ka dhan ah Iran ayaa sii huriyay dhaliilo...

Sweden oo Soomaaliya ugu yaboohday dhaqaale shuruudo wata.

Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday istaraatiijiyad cusub oo saddex sano ah oo ay ku taageereyso horumarinta Somalia, taas oo qiimaheedu gaarayo 630 milyan oo...