Xulka
News
Sawirro: Ciidanka amniga oo fashiliyay qaraxyo iyo hoobiyaal caasimada la soo gali rabay.
Ciidamada ammaanka ee Mogadishu ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay gudaha iyo daafaha degmada Dayniile, kadib markii ay heleen xog amni oo ay si...
News
Xasan Sheekh oo meesha ka saaray Cabsi laga qabay soo saarista Shidaalka.
Madaxweynaha Hassan Sheikh Mohamud ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu soo dhoweynayay markabka qodista shidaalka ee Çağrı...
Breaking News
Kenya iyo Jubbaland oo iska kaashaday qabashada Shabakad Al Shabaab ah.
Howlgal amni oo ballaaran oo laga fuliyay magaalada Nairobi ayaa daaha ka rogay waxa baarayaashu ku tilmaameen silsilad khatar ah oo ay leedahay kooxda...
News
Somalia oo isku diyaarinaysa soo dhawaynta markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey.
Markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey ayaa soo gaaray biyaha Soomaaliya, sida ay ku warantay wakaalada wararka Turkey ee Anadolu Agency, iyadoo tani ay...
News
Trump oo fadeexad iyo guuldaro kala soo laabtay dagaalkii Iran.
Siyaasadda Bariga Dhexe ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo go’aankiisa uu ku qaaday howlgal militari oo ka dhan ah Iran ayaa sii huriyay dhaliilo...
News
Sweden oo Soomaaliya ugu yaboohday dhaqaale shuruudo wata.
Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday istaraatiijiyad cusub oo saddex sano ah oo ay ku taageereyso horumarinta Somalia, taas oo qiimaheedu gaarayo 630 milyan oo...
News
Cambaarayn caalami ah oo ka dhalatay weerar Maraykanku ku qaaday Iran.
Xildhibaanad ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka, Yassamin Ansari, oo asal ahaan ka soo jeeda Iran, ayaa cambaareysay wararka sheegaya in Jaamacadda Sharif University of...
News
Soomaaliya iyo Sudan oo kala saxiixday heshiis cusub.
Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa saxiixay heshiis muhiim ah oo u oggolaanaya isu-dhaafsi fiisooyin gaar ah dadka sita baasaboorrada diblomaasiyadeed, tallaabo muujinaysa dadaallada lagu...

