Xulka

Midowga Yurub oo taageeray wada-hadalka Xasan Sheekh iyo Golaha Mustaqbalka.

Midowga Yurub ayaa si diirran u soo dhaweeyay casuumaadda uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u fidiyay Golaha Mustaqbalka, xilli uu cirka isku sii shareerayo...

Maxaa ka jira in loo hanjabay Xildhibaan Sanbaloolshe?

Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa si rasmi ah uga hadlay warar maalmihii u dambeeyay si...

Shaqaale afduub loogu haysto gudaha Soomaaliya oo soo hadlay markii ugu horaysay.

Wararka laga helayo biyaha u dhow xeebaha Soomaaliya ayaa sheegaya in burcad-badeed hubeysan ay afduubteen markab shidaal oo lagu magacaabo Owner 25, kaas oo...

Baarlamaanka Somaliland oo mudo kordhin samaystay.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta go’aan muran dhalin kara ku gaaray in muddo kordhin loo sameeyo goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, iyagoo u kordhiyay 2...

Maxaa dhexmaray madaxweyne Xasan Sheekh iyo odoyaasha dhaqanka?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa munaasabad casho-sharaf ah oo si heer sare ah loo agaasimay xalay ku maamuusay Hoggaanka Dhaqanka...

Maamulka Waqooyi bari oo afjaray koox halis ah.

Ciidanka Booliska Waqooyi Bari, gaar ahaan qeybta gobolka Sool, ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu soo qabtay eedeysane lagu magacaabo Farxaan Farax Shaciye. Howlgalkan ayaa...

Qoyska Kabtan lagu haysto gudaha Soomaaliya oo dalbanaya talaabo deg deg ah.

Qoyska kabtanka markabka shidaalka ee Honour 25, Ashari Samadikun oo 33 jir ah kana soo jeeda degmada Pattallassang ee gobolka Gowa, Indonesia, ayaa dowladda...

Aadan Madoobe oo maanta ku wajahan Baydhabo iyo qorshaha Villa Somalia.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa la filayaa inuu Axadda maanta ah safar ku tago magaalada Baydhaba, xilli ay sii xoogeysanayaan...