World News

Wadamo ku lug leh burcadadeeda Soomaaliya oo la ogaaday.

Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in xiisad cusub ay ka taagan tahay xeebaha Yemen, kadib markii ay adkaatay dadaalladii lagu doonayay in...

Qaramada Midoobey oo taageertay wada-hadalka Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka.

Xafiiska KMG ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyay martiqaadka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u fidisay xubnaha...

Midowga Yurub oo taageeray wada-hadalka Xasan Sheekh iyo Golaha Mustaqbalka.

Midowga Yurub ayaa si diirran u soo dhaweeyay casuumaadda uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u fidiyay Golaha Mustaqbalka, xilli uu cirka isku sii shareerayo...

Maxaa ka jira in loo hanjabay Xildhibaan Sanbaloolshe?

Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa si rasmi ah uga hadlay warar maalmihii u dambeeyay si...

Shaqaale afduub loogu haysto gudaha Soomaaliya oo soo hadlay markii ugu horaysay.

Wararka laga helayo biyaha u dhow xeebaha Soomaaliya ayaa sheegaya in burcad-badeed hubeysan ay afduubteen markab shidaal oo lagu magacaabo Owner 25, kaas oo...

Baarlamaanka Somaliland oo mudo kordhin samaystay.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta go’aan muran dhalin kara ku gaaray in muddo kordhin loo sameeyo goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, iyagoo u kordhiyay 2...

Maxaa dhexmaray madaxweyne Xasan Sheekh iyo odoyaasha dhaqanka?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa munaasabad casho-sharaf ah oo si heer sare ah loo agaasimay xalay ku maamuusay Hoggaanka Dhaqanka...

Maamulka Waqooyi bari oo afjaray koox halis ah.

Ciidanka Booliska Waqooyi Bari, gaar ahaan qeybta gobolka Sool, ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu soo qabtay eedeysane lagu magacaabo Farxaan Farax Shaciye. Howlgalkan ayaa...