Politics

Jubbaland oo ka hor timid doorasho dowladda Faderaalku ku qabato gobolka Gedo.

Maamulka Jubaland ayaa si cad uga horyimid qorshaha ay Dowladda Faderaalka Soomaaliya ku dooneyso in doorasho uga qabato deegaanno ka tirsan maamulkaas, gaar ahaan...

Soomaaliya iyo Maraykanka oo hormarinaya xiriirka ka dhexeeya.

Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa kulan la yeeshay Massad Boulos, oo ah la-taliyaha sare ee Maraykanka u qaabilsan arrimaha Carabta iyo Afrika, iyagoo...

Soomaaliya oo diiday waxa loogu yeeray “Safiirka Israel ee Somaliland”.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay go’aankii ay Israa’iil ku magacawday wakiil diblomaasiyadeed oo u qaabilsan Somaliland, iyadoo ku tilmaantay tallaabadaas mid...

Israel oo safiirkeedii ugu horeeyay u magacaawday Somaliland.

Israa’iil ayaa Arbacadii magacawday safiirkeedii ugu horreeyay ee u qaabilsan Somaliland, tallaabo sii xoojinaysa khilaafka diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya. Go’aankan ayaa imanaya...

Puntland oo dhaliin u jeedisay DFS iyo xilli ay hadlo kulul hawada isku mariyeen.

Xiisadda siyaasadeed ee u dhaxaysa Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale cirka isku shareertay, iyadoo hadallo kulul iyo eedeymo is-daba joog ah...

Xasan Sheekh oo u safraya Turkey iyo ujeedka socdaalkiisa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro dalka Turkiga si uu uga qeyb galo Antalya Diplomacy Forum 2026,...

Cirro oo fariin adag u diray DFS, kuna baaqay wada-xiriir iyo derisnimo

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa jeediyay khudbadiisii sanadlaha ahayd oo uu u gudbiyay Baarlamaanka Somaliland, isagoo ka hadlay arrimo la xiriira xaaladda...

Wada hadaladii Iran iyo Maraykanka oo ku dhamaaday natiijo la’aan.

Wadahadallo qoto dheer oo u dhexeeyay Maraykanka iyo Iiraan ayaa ku soo dhammaaday magaalada Islamabad ee Pakistan iyada oo aan wax heshiis ah laga...