News
News
Xasan Sheekh oo qaabilay hogaanka bulshada rayidka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed, kuwaas oo uu kala hadlay dhammaystirka hannaanka...
News
Soomaaliya oo qaaday tallaabo muhiim ah oo lagula dagaallamayo wasakhowga hawada
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo muhiim ah oo lagu wajahayo mid kamid ah khataraha deegaanka ee ugu daran balse aan si weyn loo...
News
Maxkamad Maraykanka ku taalla oo soo saartay sharci taageeraya Soomaalida
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mareykanka (USCIS) ayaa 15-kii May soo saartay cusbooneysiin cusub oo la xiriirta xaaladda Magangalyada Ku-meelgaarka ah (TPS) ee muwaadiniinta Soomaaliyeed,...
News
António Guterres oo dal baday in xal deg deg ah laga gaaro khilaafka doorashada Soomaaliya.
Qaramada Midoobey ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan wada-hadalladii u dambeeyay ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Analysis & Opinion
Geed Fadhi Kale ayaa Fahad u dhiman!
Wareysiga Fahad Yaasiin Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka iyo saaxiibadey Geed-Fadhi wuxuu ahaa Wariye ay wareysanayaan Wariyeyaal, sidaa darteed isku Game...
Analysis & Opinion
Xogaha Qarsoon ee Khilaafka Muqdisho iyo Nairobi.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad u qeexay mowqifkiisa ku aaddanaa tartankii Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, isaga oo taageero cad ah ku garab...
Analysis & Opinion
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐃𝐚𝐚𝐫𝐨𝐨𝐝 𝐚𝐡 𝐦𝐢𝐲𝐚𝐚 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐥𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚?
Dagaalkii Shabaabku intii uu socday ee Xasan Sheikh Dhuusamareeb joogay ayaan Nairobi kula kulmay Ra'iisul wasaare hore Xasan Cali Kheyre.
Wuxuu igu yiri maxaad igula...
News
Maraykanka oo heshiis Strategy ah la galay Itoobiya.
Itoobiya iyo Dowladda Mareykanka ayaa maanta magaalada Washington, D.C. ku kala saxiixday heshiis cusub oo lagu magacaabo Bilateral Structured Dialogue (BSD) Framework, kaas oo...

