Breaking News

Trump oo raadinaya fursad lagu soo afjaro dagaalka Iran.

Donald Trump ayaa sheegay in Maraykanku uu “dhowaan” ka bixi doono dagaalka ka dhanka ah Iran, isagoo tilmaamay in howlgalka milatari uu soo afjarmi...

Aadan Madoobe oo amar duldhigay saraakiisha ciidanka gacanta ku haaya Baydhabo.

Gudoomiyaha golaha shacabka Aadan Maxamed Nuur Madoobe  ayaa kulan amni oo xasaasi ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee magaalada Baidoa,...

Ku biirista Xuutiga ee dagaalka oo dhalisay walaac xooggan.

Xuutiyiinta waa koox hubeysan oo ka mid ah awoodaha ugu waaweyn Yemen, waxayna gacanta ku hayaan caasimadda Sanca iyo inta badan waqooyiga dalka. Waxay...

Somalia: EU expresses concern over Southwest State tensions, calls for urgent dialogue.

The European Union has voiced strong concern over the escalating political tensions in Southwest State, amid an ongoing dispute between the regional administration and...

Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay guddi doorasho oo u gaar ah.

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u magacaabay guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka maamulkaas,...

Waxtarka Midowga Africa ee Soomaaliya oo laga dayriyay.

Senator Abdi I. Samatar, oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay doorka Midowga Afrika iyo beesha caalamka ee Soomaaliya, isagoo ku...

Trump oo beegsanaya Soomaalida hadii aan dalabkiisa la fulin!

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa soo saaray hanjabaad cusub oo culus, isagoo sheegay inuu wakiillada socdaalka u dirayo garoomada diyaaradaha si gaar ah loogu...

Xukumadda oo war ka soo saartay khilaafka kala dhexeeya madaxweyne Laftagareen.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukumadda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay xaaladaha ka soo cusboonaaday deegaannada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed,...