Politics

Maraykanka oo muwaadiniinta Muslimka ah uga digay in ay tagaan Xajka.

Safaaradda Maraykanka ee ku taal Saudi Arabia ayaa Talaadadii ku baaqday in muwaadiniinta Mareykanka ay dib u eegaan qorshahooda ku aaddan gudashada Xajka sanadkan,...

Muqdisho ku dhawaad 100 qof oo dab laga soo badbaadiyay.

Dabka khasaare hantiyeed oo xooggan gaystay ayaa xalay ka kacay xarunta Gargaar ee Qur’aan lagu barto, oo ku taalla xaafadda Al-Baraka, degmada Hodan ee...

Ciidanka Midowga iyo kuwa Soomaaliya oo soo badbaadiyay doon la afduubtay.

Ciidamada badda Midowga Yurub ee ku hoos jira Hawlgalka Atalanta ayaa sheegay in la wareegeen markab kalluumaysi oo ay leedahay Iiraan, kaasoo lagu magacaabo...

Ciidamo katirsan Galmudug oo Maanta Gadood sameeyay & wararkii ugu dambeeyay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Galmudug ayaa saakay xirey waddada isku xirta magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Ceel Dheere, kaddib markii ay ka gadoodeen mushaar la’aan...

Cambaarayn caalami ah oo ka dhalatay weerar Maraykanku ku qaaday Iran.

Xildhibaanad ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka, Yassamin Ansari, oo asal ahaan ka soo jeeda Iran, ayaa cambaareysay wararka sheegaya in Jaamacadda Sharif University of...

Soomaaliya iyo Sudan oo kala saxiixday heshiis cusub.

Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa saxiixay heshiis muhiim ah oo u oggolaanaya isu-dhaafsi fiisooyin gaar ah dadka sita baasaboorrada diblomaasiyadeed, tallaabo muujinaysa dadaallada lagu...

Baydhabo martigalinaysa kulamo xasaasi ah xilli maalintii 3aad ee ku sugan madaxweyne Xasan Sheekh.

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si cad u faahfaahiyay doorka dowladda Federaalka ee la dagaallanka kooxaha argagixisada ah, gaar ahaan...

Wasiir Fiqi oo war lama filaan ah ka soo saaray ciidanka Faderaalka ee ku sugan Puntland.

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si cad u faahfaahiyay doorka dowladda Federaalka ee la dagaallanka kooxaha argagixisada ah, gaar ahaan...