News

Trump oo “fulayo” ugu yeeray xulufadiisa NATO.

Donald Trump ayaa si kulul u dhaliilay xulafada reer Galbeedka ee ku mideysan NATO, isagoo ku eedeeyay inay ka gaabiyeen inay door muuqda ka...

Turkey iyo Masar oo si wadajir ah u taageeray Soomaaliya.

Masar iyo Turkiga ayaa ku yeeshay magaalada Qaahira wadahadallo diblomaasiyadeed oo heer sare ah, kuwaas oo si qoto dheer diiradda loogu saaray xaaladaha amni...

Qiimaha Shidaalka oo kor u Kacay ka dib Weerarka Israel ee South Pars.

Qiimaha shidaalka ayaa si weyn u kordhay kadib markii Israel ay weerartay goobta gaaska dabiiciga ah ee South Pars ee Iran, taasoo ah goobta...

Trump oo ka shalaayay weerar lagu qaaday xarumo ay leedahay Iran.

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay inuusan rabin in la fuliyo weerarro dheeraad ah oo ka dhan ah goobaha tamarta ee Iran, ka dib markii...

Haween isku diyaariyay maalinta ciida oo ku dhintay gantaal ay tuurtay Iran.

Ugu yaraan afar haween reer Falastiini ah ayaa ku dhintay kadib markii burbur gantaal ku dhacay goob dumarka lagu qurxiyo oo ku taal deegaanka...

Xukumadda oo war ka soo saartay khilaafka kala dhexeeya madaxweyne Laftagareen.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukumadda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay xaaladaha ka soo cusboonaaday deegaannada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed,...

Soomaali ku guulaysatay doorasho ka dhacday dalka Jarmalka.

Doorashadii Golaha La‑tashiga soo galootiga ee magaalada Wetzlar ee gobolka Hessen oo la qabtay 15‑ka Maarso 2026, ayaa waxaa si rasmi ah loogu doortay...

Kumuu ahaa Cali Larijani, Madixii Amniga Qaranka Iran ee Israel dishay?

Ali Larijani ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerar dhacay duleedka Tehran xilli uu socdo dagaalka Maraykanka iyo Israel ee ka dhan ah Iran,...