Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro dalka Turkiga si uu uga qeyb galo Antalya Diplomacy Forum 2026, oo ka dhici doona magaalada...
Safaaradda Maraykanka ee ku taal Saudi Arabia ayaa Talaadadii ku baaqday in muwaadiniinta Mareykanka ay dib u eegaan qorshahooda ku aaddan gudashada Xajka sanadkan,...
Ciidamada badda Midowga Yurub ee ku hoos jira Hawlgalka Atalanta ayaa sheegay in la wareegeen markab kalluumaysi oo ay leedahay Iiraan, kaasoo lagu magacaabo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si deg deg ah u xallisay khilaaf ka dhashay xannibaado lagu sameeyay safarka masuuliyiin Soomaaliyeed oo u socday dalka United...
Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa si rasmi ah uga codsaday Congress-ka Maraykanka, gaar ahaan Aqalka Hoose, in la kordhiyo miisaaniyadda difaaca dalka ilaa $1.5...
Wararka ka imanaya Iran ayaa sheegay in diyaarad nooca dagaalka ah ee Maraykanka, gaar ahaan UH-60 Black Hawk, la soo riday xilli hawlgal samatabixin...
Xerada barakacayaasha ee Ladan, oo ku taalla degmada Doolow, waxaa ka muuqata xaalad bani’aadantinimo oo aad u adag, halkaas oo oohinta ilmaha ay noqotay...