Analysis & Opinion
Analysis & Opinion
Iran oo Maraykanka u diiday isticmaalka marinka Hormuz.
Ebrahim Azizi, oo ah guddoomiyaha Guddiga Amniga Qaranka ee baarlamaanka Iran, ayaa si adag uga falceliyey xaaladda sii xumaanaysa ee gobolka, isaga oo fariin...
Analysis & Opinion
UNICEF oo ka digtay xaalad halis ah oo ku soo wajahan Soomaaliya.
Xerada barakacayaasha ee Ladan, oo ku taalla degmada Doolow, waxaa ka muuqata xaalad bani’aadantinimo oo aad u adag, halkaas oo oohinta ilmaha ay noqotay...
Analysis & Opinion
Iran oo dib u eegaysa qorshaha Mareykanka, balse wali ka fog wada-hadal toos ah.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Abbas Araqchi, ayaa sheegay in dalkiisu si taxaddar leh u eegayo qorshe uu Mareykanku soo gudbiyay oo lagu doonayo...
Analysis & Opinion
Trump oo xoojiyay qorshihiisa beegsiga Soomaalida.
Maamulka Donald Trump ayaa wajahaya eedeymo ku saabsan inuu si ula kac ah u dedejinayo kiisaska socdaalka ee Soomaalida ku nool Mareykanka, si loo...
Analysis & Opinion
Muxuu Axmed Macalin Fiqi uga aamusay arrinta Koofur Galbeed?
Wasiir Ahmed Moallim Fiqi ayaa dhowaanahan aan lagu arkin doodaha siyaasadda, gaar ahaan arrinta xilligan ka taagan Koonfur Galbeed. Haddaba maxay tahay sababta Fiqi...
Analysis & Opinion
Taariikhda Bariga Dhexe: Waa gobol Noocee ah?
Bariga Dhexe waa gobol istaraatiiji ah oo ku yaalla jasiiradda Carbeed iyo dalal kale oo ku xeeran. Waa meel ay ku kulmaan dhaqammo, diimo...
Analysis & Opinion
Turkey iyo Masar oo si wadajir ah u taageeray Soomaaliya.
Masar iyo Turkiga ayaa ku yeeshay magaalada Qaahira wadahadallo diblomaasiyadeed oo heer sare ah, kuwaas oo si qoto dheer diiradda loogu saaray xaaladaha amni...
Analysis & Opinion
Kumuu ahaa Cali Larijani, Madixii Amniga Qaranka Iran ee Israel dishay?
Ali Larijani ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerar dhacay duleedka Tehran xilli uu socdo dagaalka Maraykanka iyo Israel ee ka dhan ah Iran,...

