Mucaaradka oo digniin culus kasoo saaray xaaladda dalka

Xubnaha Golaha Samatabixinta ee Mucaaradka ayaa haatan ka digay ku dhaqanka dastuurka cusub ee uu meel-mariyay Baarlamaanka Soomaaliya iyo in dib looga dhaco waqtiga doorashada, xilli haatan dowladda ay ku dhawaaqday muddo kororsi hal sano ah, sida uu dhawaan goob fagaare ah ka sheegay guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe.

Share

– Xubnaha Golaha Samatabixinta ee Mucaaradka ayaa haatan ka digay ku dhaqanka dastuurka cusub ee uu meel-mariyay Baarlamaanka Soomaaliya iyo in dib looga dhaco waqtiga doorashada, xilli haatan dowladda ay ku dhawaaqday muddo kororsi hal sano ah, sida uu dhawaan goob fagaare ah ka sheegay guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe.

 

Sidoo kale, wuxuu intaas kusii daray “Dowladda muddo xileedkeeda waxaa aaminsanahay inuu yahay 4 sano, waxayna ku eegtahay 15-ka May 2026, Baarlamaankuna hadeer ayuu dhacayaa waqtigiisana waxaa ka haran waxaan dhammeyn bil”. Ayuu mar kale yiri Eng. Maxamed Maxamuud Beyle.

Read more

More To Read