Xulka

Soomaali ku guulaysatay doorasho ka dhacday dalka Jarmalka.

Doorashadii Golaha La‑tashiga soo galootiga ee magaalada Wetzlar ee gobolka Hessen oo la qabtay 15‑ka Maarso 2026, ayaa waxaa si rasmi ah loogu doortay...

Kumuu ahaa Cali Larijani, Madixii Amniga Qaranka Iran ee Israel dishay?

Ali Larijani ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerar dhacay duleedka Tehran xilli uu socdo dagaalka Maraykanka iyo Israel ee ka dhan ah Iran,...

Itoobiya oo ciidan dhoobtay xadka, xilli Abiy go’aansaday inuu xoog ku qabsado BAD

Kumannaan ka tirsan ciidamada federaalka Itoobiya oo wata taankiyo iyo madaafiicda waaweyn ayaa fariisimo ka samaystay meel dhowr meyl u jirta kooxda fallaagada Tigray,...

Swan oo laga beddelay Soomaaliya xilli xasaasi ah – Halkee ayaa loo magacaabay?

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres ayaa James Swan u magacaabay inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta Qaramada Midoobay...

Mucaaradka oo digniin culus kasoo saaray xaaladda dalka

– Xubnaha Golaha Samatabixinta ee Mucaaradka ayaa haatan ka digay ku dhaqanka dastuurka cusub ee uu meel-mariyay Baarlamaanka Soomaaliya iyo in dib looga dhaco...

Dekeda Muqdisho oo maanta gaartay guul taariikhi ah

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and Harbors (IAPH), oo ah...