Xulka
News
Baydhabo martigalinaysa kulamo xasaasi ah xilli maalintii 3aad ee ku sugan madaxweyne Xasan Sheekh.
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si cad u faahfaahiyay doorka dowladda Federaalka ee la dagaallanka kooxaha argagixisada ah, gaar ahaan...
Analysis & Opinion
Trump oo dalbaday Miisaaniyad deg deg ah ka dib markii lagu xanuunjiyay dagaalka Iran.
Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa si rasmi ah uga codsaday Congress-ka Maraykanka, gaar ahaan Aqalka Hoose, in la kordhiyo miisaaniyadda difaaca dalka ilaa $1.5...
News
Iran oo Maraykanka dib ugu celinaysa xasuustiisii Muqdisho.
Wararka ka imanaya Iran ayaa sheegay in diyaarad nooca dagaalka ah ee Maraykanka, gaar ahaan UH-60 Black Hawk, la soo riday xilli hawlgal samatabixin...
Analysis & Opinion
Iran oo Maraykanka u diiday isticmaalka marinka Hormuz.
Ebrahim Azizi, oo ah guddoomiyaha Guddiga Amniga Qaranka ee baarlamaanka Iran, ayaa si adag uga falceliyey xaaladda sii xumaanaysa ee gobolka, isaga oo fariin...
News
Uganda oo xukuntay saraakiil loo haysto diyaarad ku soo dhacday Soomaaliya.
Maxkamad milatari oo ku taal dalka Uganda ayaa dacwad ku soo oogtay, isla markaana xabsiga ku sii haynaysa saddex sarkaal oo sare oo ka...
Breaking News
Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay guddi doorasho oo u gaar ah.
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u magacaabay guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka maamulkaas,...
Breaking News
Trump oo beegsanaya Soomaalida hadii aan dalabkiisa la fulin!
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa soo saaray hanjabaad cusub oo culus, isagoo sheegay inuu wakiillada socdaalka u dirayo garoomada diyaaradaha si gaar ah loogu...
English News
Madaxweyne Laftagareen oo tababar u soo xiray ciidamo cusub xilli xiisad tka aagan tahay KGS.
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta,...

