Social affairs

Dastuurka Soomaaliya: Guddoonka oo Maanta Hiigsanaya Ansixinta Cutubyada 4-aad iyo 13-aad.

Gudoonka golaha shacabka ayaa maanta doonaya in uu ansixiyo cutubka 4aad iyo 13 aad ee dastuurka cusub ee xukumadu doonayso in dalku yeesho walow...

Safarka Garoowe: Xildhibaannadii lagu Hakiyay Muqdisho oo Maanta loo Ogolaaday inay Baxaan.

Ansixinta wax ka beddelka Dastuurka kaddib, DFS ayaa maanta dib u fasaxday mudaneyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka ee laga soo doorto Puntland, kuwaas oo...

Dhaqdhaqaaqa Xildhibaanada: Kuwii Jubbaland oo soo Laabtay iyo Kuwa Puntland oo u Duulay Garoowe.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee uga qayb galay kulankii wadatashiga Jubbaland ayaa soo gabagabeeyay safarkoodii Kismaayo, badankoodna maanta ayay dib ugu soo Laabteen Muqdisho. Xildhibaanadii uu...

Dagaalka Casriga ah: Diyaarad Drone ah oo $30,000 ah oo Burburisay Radar ku kacay $300 Milyan.

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran oo qiimahoodu yahay $30,000 ayaa maanta burburiyay radar Mareykanku leeyahay oo qiimihiisu yahay $300 milyan oo ku yaalay...

Sucuudiga iyo Shiinaha oo Heshiis Difaac oo ku kacaya $5 Bilyan ku kala Saxiixday Jeddah

Sucuudiga iyo Shiinaha ayaa gaaray heshiis difaac oo ku kacay $5 bilyan, kaasoo ka kooban warshad laga dhisaayo Jeddah oo sannadkii soo saari doonta...