Politics
Breaking News
Wasiir Fiqi oo weerar afkaa ku qaaday Mucaaradka.
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u dhaliilay siyaasiyiinta mucaaradka ah ee la baxay “Golaha Mustaqbalka”, isaga oo...
Breaking News
Soomaaliya oo Maraykanka kala hadashay fududaynta socdaalka masuuliyiinta.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si deg deg ah u xallisay khilaaf ka dhashay xannibaado lagu sameeyay safarka masuuliyiin Soomaaliyeed oo u socday dalka United...
Analysis & Opinion
Trump oo dalbaday Miisaaniyad deg deg ah ka dib markii lagu xanuunjiyay dagaalka Iran.
Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa si rasmi ah uga codsaday Congress-ka Maraykanka, gaar ahaan Aqalka Hoose, in la kordhiyo miisaaniyadda difaaca dalka ilaa $1.5...
News
Iran oo Maraykanka dib ugu celinaysa xasuustiisii Muqdisho.
Wararka ka imanaya Iran ayaa sheegay in diyaarad nooca dagaalka ah ee Maraykanka, gaar ahaan UH-60 Black Hawk, la soo riday xilli hawlgal samatabixin...
Breaking News
NISA oo lagu wareejiyay amniga Baydhabo iyo Xasan Sheekh oo ku wajahan.
Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa si rasmi ah loo geeyay magaalada Baydhabo, xilli uu qorshuhu yahay in...
Breaking News
Trump oo raadinaya fursad lagu soo afjaro dagaalka Iran.
Donald Trump ayaa sheegay in Maraykanku uu “dhowaan” ka bixi doono dagaalka ka dhanka ah Iran, isagoo tilmaamay in howlgalka milatari uu soo afjarmi...
Breaking News
Aadan Madoobe oo amar duldhigay saraakiisha ciidanka gacanta ku haaya Baydhabo.
Gudoomiyaha golaha shacabka Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan amni oo xasaasi ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee magaalada Baidoa,...
Analysis & Opinion
Iran oo Maraykanka u diiday isticmaalka marinka Hormuz.
Ebrahim Azizi, oo ah guddoomiyaha Guddiga Amniga Qaranka ee baarlamaanka Iran, ayaa si adag uga falceliyey xaaladda sii xumaanaysa ee gobolka, isaga oo fariin...

