News

Golaha Mustaqbalka oo madaxweyne Laftagareen ku garab istaagay go’aankii uu ka qaatay Villa Somalia.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si buuxda u taageeraya Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen, isaga oo qorsheynaya in uu ka dhawaaqo doorashooyinka la filayo magaalada...

Iiraan oo Albaabada u Laxirtay Wada-xaajood Dambe oo ay la Gasho Maraykanka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Araghchi ayaa u sheegay PBS News in wada hadal ama gorgortan lala yeesho Maraykanka uusan mar dambe ku jirin...

Iran oo Beenisay in ay Gantaal ku Ridday Turkiga, Cadeysayna Xiriirka Labada Dal.

War Cusub: Taliska guud ee ciidamada Iiraan ayaa beeniyay in wax gantaal ah loo riday dalka Turkiga. “Iiraan waxay ixtiraamtaa madaxbannaanida dalka deriska iyo saaxiibka...

Dagaalka Casriga ah: Diyaarad Drone ah oo $30,000 ah oo Burburisay Radar ku kacay $300 Milyan.

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran oo qiimahoodu yahay $30,000 ayaa maanta burburiyay radar Mareykanku leeyahay oo qiimihiisu yahay $300 milyan oo ku yaalay...

Sucuudiga iyo Shiinaha oo Heshiis Difaac oo ku kacaya $5 Bilyan ku kala Saxiixday Jeddah

Sucuudiga iyo Shiinaha ayaa gaaray heshiis difaac oo ku kacay $5 bilyan, kaasoo ka kooban warshad laga dhisaayo Jeddah oo sannadkii soo saari doonta...

Iran oo ku Hanjabtay Dagaal Dheer iyo Adeegsiga Gantaallo Casri ah

Afhayeenka Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran Ali Mohammad Naini ayaa sheegay in ciidamada Iran ay awood u leeyihiin inay la galaan dagaal xooggan oo socon...

Khartoum: Afgambi Millatari Ka Dhacay Sudan

Khartoum – 25 Oktoobar 2021 Isha : Doogsan Media Magaalada caasimadda ah ee Sudan, gaar ahaan Khartoum, waxaa ka dhacay afgambi milatari oo ay fuliyeen ciidamada...