Iran oo Beenisay in ay Gantaal ku Ridday Turkiga, Cadeysayna Xiriirka Labada Dal.

Share

War Cusub: Taliska guud ee ciidamada Iiraan ayaa beeniyay in wax gantaal ah loo riday dalka Turkiga.
“Iiraan waxay ixtiraamtaa madaxbannaanida dalka deriska iyo saaxiibka ah ee Turkiga.”
Hadalkaan ayaa imaanaya iyadoo ay xoogaysatay hadal haynta ah in Israel ay weerar ku qaaday dalalka Bariga gaar ahaan kaabayaashooda dhaqaalaha si ay cadaawad ugu abuurta Iran.

Read more

More To Read