Safarka Garoowe: Xildhibaannadii lagu Hakiyay Muqdisho oo Maanta loo Ogolaaday inay Baxaan.

Share

Ansixinta wax ka beddelka Dastuurka kaddib, DFS ayaa maanta dib u fasaxday mudaneyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka ee laga soo doorto Puntland, kuwaas oo u safraya magaalada Garowe.
Xildhibaannadan ayaa horay loogu hakiyay safarkooda, arrintaas oo dhalisay dhaliilo xooggan oo ka imaanayay mucaaradka, oo ku tilmaamay tallaabadaas mid aan u adeegayn wadajirka bulshada

Read more

More To Read