World News
News
Iran oo Beenisay in ay Gantaal ku Ridday Turkiga, Cadeysayna Xiriirka Labada Dal.
War Cusub: Taliska guud ee ciidamada Iiraan ayaa beeniyay in wax gantaal ah loo riday dalka Turkiga.
“Iiraan waxay ixtiraamtaa madaxbannaanida dalka deriska iyo saaxiibka...
News
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧: 𝐃𝐚𝐥𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐝𝐞𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐥𝐚𝐦𝐚 𝐛𝐞𝐞𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧
Madaxweynaha Masoud Pezeshkian ayaa sheegay in hoggaanka ku-meel-gaarka ah ee Iran uu ansixiyay go’aan dhigaya in aan dalalka deriska ah mar dambe la weerari...
News
Dagaalka Casriga ah: Diyaarad Drone ah oo $30,000 ah oo Burburisay Radar ku kacay $300 Milyan.
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran oo qiimahoodu yahay $30,000 ayaa maanta burburiyay radar Mareykanku leeyahay oo qiimihiisu yahay $300 milyan oo ku yaalay...
News
Sucuudiga iyo Shiinaha oo Heshiis Difaac oo ku kacaya $5 Bilyan ku kala Saxiixday Jeddah
Sucuudiga iyo Shiinaha ayaa gaaray heshiis difaac oo ku kacay $5 bilyan, kaasoo ka kooban warshad laga dhisaayo Jeddah oo sannadkii soo saari doonta...
News
Iran oo ku Hanjabtay Dagaal Dheer iyo Adeegsiga Gantaallo Casri ah
Afhayeenka Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran Ali Mohammad Naini ayaa sheegay in ciidamada Iran ay awood u leeyihiin inay la galaan dagaal xooggan oo socon...

