Politics

Ku biirista Xuutiga ee dagaalka oo dhalisay walaac xooggan.

Xuutiyiinta waa koox hubeysan oo ka mid ah awoodaha ugu waaweyn Yemen, waxayna gacanta ku hayaan caasimadda Sanca iyo inta badan waqooyiga dalka. Waxay...

Pakistan oo heshiis dhif iyo naadir ah la gashay Iran

Dowladda Pakistan ayaa sheegtay inay heshiis muhiim ah la gaartay Iran, kaas oo u oggolaanaya maraakiib dheeraad ah oo wata calanka Pakistan inay si...

UNICEF oo ka digtay xaalad halis ah oo ku soo wajahan Soomaaliya.

Xerada barakacayaasha ee Ladan, oo ku taalla degmada Doolow, waxaa ka muuqata xaalad bani’aadantinimo oo aad u adag, halkaas oo oohinta ilmaha ay noqotay...

Uganda oo xukuntay saraakiil loo haysto diyaarad ku soo dhacday Soomaaliya.

Maxkamad milatari oo ku taal dalka Uganda ayaa dacwad ku soo oogtay, isla markaana xabsiga ku sii haynaysa saddex sarkaal oo sare oo ka...

Muxuu Axmed Macalin Fiqi uga aamusay arrinta Koofur Galbeed?

Wasiir Ahmed Moallim Fiqi ayaa dhowaanahan aan lagu arkin doodaha siyaasadda, gaar ahaan arrinta xilligan ka taagan Koonfur Galbeed. Haddaba maxay tahay sababta Fiqi...

Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay guddi doorasho oo u gaar ah.

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u magacaabay guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka maamulkaas,...

Waxtarka Midowga Africa ee Soomaaliya oo laga dayriyay.

Senator Abdi I. Samatar, oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay doorka Midowga Afrika iyo beesha caalamka ee Soomaaliya, isagoo ku...

Trump oo beegsanaya Soomaalida hadii aan dalabkiisa la fulin!

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa soo saaray hanjabaad cusub oo culus, isagoo sheegay inuu wakiillada socdaalka u dirayo garoomada diyaaradaha si gaar ah loogu...